(Sawirro) Guddoomiye Gacal oo furay laami cusub oo isku xiraya labada dhinac ee Gaalkacyo

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta Xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta Woqooyiga iyo Koonfurta magaaladaas. Wadadan ayaa dhawaan waxaa dhagax dhigay Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni. Xarig jarka Waddadaan laamiga ah oo lagu dhisay Mashruuca Nabada iyo is dhaxgalka Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa goobjoog … Continue reading (Sawirro) Guddoomiye Gacal oo furay laami cusub oo isku xiraya labada dhinac ee Gaalkacyo